Home » Entries posted by wadani

50-guuradii kasoo Wareegtay Aasaasikii Midowga Afrika oo maanta ka dhaceysa Muqdisho

50-guuradii kasoo Wareegtay Aasaasikii Midowga Afrika oo maanta ka dhaceysa Muqdisho

Xarunta Midowga Afrika ee magaalada Muqdisho waxaa saakay ka socota qabanqaabo iyo diyaar garow loogu jiro munaasabadda 50-guuradii ka soo wareegatay asaaska Midowga Afrika. Garoonka Diyaaradaha caalamiga ah ee magaalada Muqdisho waxaa ku soo qulqulayay 48-dii saac ee la soo dhaafay wufuud ka socota ururka Midowga Afrika, kuwaasi oo ka qeyb galaya munaasabadda lagu maamuusayo [...]

Kulan saddex geesood ah oo maanta ka dhacay xarunta Wasaaradda Howlaha guud ee magaalada Muqdisho + Sawirro

Kulan saddex geesood ah oo maanta ka dhacay xarunta Wasaaradda Howlaha guud ee magaalada Muqdisho + Sawirro

Kulan saddex geesood ah oo ay ka qeyb galeen Wasiirka Wasaaradda Howlaha guud Gaadiidka Badda, Dekedaha iyo Tamarta Md. Muxudiin Maxamed Kaalmooy, Duqa magaalada Muqdisho Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan) iyo K/Xigeenadiisa iyo waliba xubno ka socday Hay’adda Un Habitat oo uu hoggaaminayay Mr. Antonio Yachan ayaa looga hadlay daraasad la xiriirta dadka ku dhaqan magaalada [...]

Ra’iisul Wasaaraha oo kulan la yeeshay safiirka Soomaaliya u qaabilsan Midowga Africa

Ra’iisul Wasaaraha oo kulan la yeeshay safiirka Soomaaliya u qaabilsan Midowga Africa

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa saaka xafiiskiisa ku qaabilay wafti uu hogaaminayo wakiilka midowga Africa ee Soomaaliya Amb. Maxamed Saalax Anaadif iyo xubno ka tirsan saraakiisha sar sare ee Amisom. Kulanka Ra’iisul Wasaaruhu la yeeshay wakiilka ayaa waxaa diirada lagu saarayey arrimaha amniga iyo horumarada ay ka sameeyeen ciidanka [...]

Taliska Ilaalada Waddooyinka oo Muqdisho ka bilaabay howlgallo nooc cusub ah

Taliska Ilaalada Waddooyinka oo Muqdisho ka bilaabay howlgallo nooc cusub ah

Taliska ilaalada waddooyinka ayaa magaalada Muqdisho ka bilaabay howlgallo nooc cusub ah oo aan horay loogu arag waddooyinka waaweyn ee magaalooyinka gobolada dalka oo dhan.   jan. Cali Xersi Barre Taliyaha ciidamada Ilaalada Waddooyinka oo howlgalkaan hoggaaminaya ayaa ku soo xareeyay gawaari fara badan oo nooca yaryar ee raaxada ah, kuwaasi oo Taliska uu sheegay [...]

QADIYADA GOONI-ISU-TAAGA SOMALILAND IYO CAQABADAHA DHABTA AH EE HORYAALLA (Qeybtii: 1-aad)

QADIYADA GOONI-ISU-TAAGA SOMALILAND IYO CAQABADAHA DHABTA AH EE HORYAALLA (Qeybtii: 1-aad)

Soomaaliya Soomaali Baa Leh Midkii Kala Saar Lahoow Midkii Kala Sooc wadoow Midkii Si Xun U Fekeroow Sareeda Hadeey Ku Waarto Hadii Silac Iyo Dhib Gaaro Samaanteed Iyo Xumaanteed Soomaliya Soomaali Baa leh HORDHAC/GOGOL-DHIG Allaah ayaa mahad oo idil iska leh, nabadgalyo iyo naxariisina Nabigeena Muxammad ah korkiisa Allaha yeelo. Aqristaha sharafta badanoow, bal aan ku [...]

Tartanka hordhaca Horyaalada Degmooyinka G/Banaadir oo si rasmi ah Muqdisho looga furmay.

Tartanka hordhaca Horyaalada Degmooyinka G/Banaadir oo  si rasmi ah Muqdisho looga  furmay.

Tartan kubadda cagta oo loogu magacdaray hordhaca Horyaalada Degmooyinka Gobolka Banadir ayaa maanta oo taariikhda tahay 21-5-2013 si rasmi ah ugu furmay garoonka Akadeemiyadda Generaal Kaahiye oo horey loogu yaqiinay iskuulo Boliiisiyo ee degmada Xamar Jajab ee Magaalada Muqdisho. Tartanka oo ah kii ugu horeeyay oo noociisa oo dalka lagu qabto ayaa waxaa fikirkiisa lahaa [...]

Isku aadka tartanka CECAFA Kagame Club Cup oo lasoo saaray

Isku aadka tartanka CECAFA Kagame Club Cup oo lasoo saaray

Ururka kubada cagta bariga iyo bartamaha Afrika ee CECAFA ayaa soo saaray isku aadka tartanka cecafa Kagame Club cup oo 18-ka bisha June ee inasoo aadan ka furmi doona gobalda rabshaduhu halakeeyeen ee Darfur iyo koofurta Gordofan ee dalka Sudan. Kulan maanta ka dhacay magaalada Khartoum ayaa lagusoo bandhigau isku aadka waxaana cayaarta ugu horeysa [...]

Dawlada oo dhex dhexaadinaysa dhinacyada Kismaayo isku haya

Dawlada oo dhex dhexaadinaysa dhinacyada Kismaayo isku haya

Afhayeen u hadlay xafiiska Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo la yiraahdo Axmed Aadan oo la hadlay wakaaladda Wararka Reuters ayaa sheegay in dawlada Soomaaliya ay wada hadal ku dhamaynayso dhibaatada xaga maamulkaah ee ka xilligaan ka taagan magaalada Kismaayo eexarunta gobolka Jubbadda hoose. Afhayeenkaan Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya u hadlay waxaa uu sheegay in dawladu ay ahmiyada [...]

Saxafigu maaha seef iyo sun shacabka lagu dilo !!! (Faallo)

Saxafigu maaha seef iyo sun shacabka lagu dilo !!! (Faallo)

Dalkasta waxaa dhisa oo horumariya waa : dadkiisa , aqoonyahankiisa ,waxgaradkiisa, hogaamiyahiisa, saxafigiisa culumaaudiinkiisa, haweenkiisa, dhalinyaradiisa, iyo dhammaan qayaha bulshada haddaaba ujeedada qormadan koobani waxay tahay waa maxay hadafka iyo ujeedada saxafiga Soomaaliyeed ee ku wajahan horumarinta ama samatabixinta umadda Soomaaliyeed?. Soo godbinta farRiintaan waxaa sabaab u ah markii aan arkay qaar ka mid ah [...]

Ghana to support peace efforts in Somalia

Ghana to support peace efforts in Somalia

President John Dramani Mahama has affirmed Ghana’s commitment to support efforts at restoring peace and security in Somalia. He said he would make the issue of peace in Somalia an important agenda at the next African Union (AU) Summit in Ethiopia later this month. President Mahama gave the assurance yesterday when the Vice-President of Kenya, [...]

Page 1 of 157123Next ›Last »

Widgetized Section

Go to Admin » appearance » Widgets » and move a widget into Advertise Widget Zone