Home » Archives by category » ARAGTIYO

QADIYADA GOONI-ISU-TAAGA SOMALILAND IYO CAQABADAHA DHABTA AH EE HORYAALLA (Qeybtii: 1-aad)

QADIYADA GOONI-ISU-TAAGA SOMALILAND IYO CAQABADAHA DHABTA AH EE HORYAALLA (Qeybtii: 1-aad)

Soomaaliya Soomaali Baa Leh Midkii Kala Saar Lahoow Midkii Kala Sooc wadoow Midkii Si Xun U Fekeroow Sareeda Hadeey Ku Waarto Hadii Silac Iyo Dhib Gaaro Samaanteed Iyo Xumaanteed Soomaliya Soomaali Baa leh HORDHAC/GOGOL-DHIG Allaah ayaa mahad oo idil iska leh, nabadgalyo iyo naxariisina Nabigeena Muxammad ah korkiisa Allaha yeelo. Aqristaha sharafta badanoow, bal aan ku [...]

Saxafigu maaha seef iyo sun shacabka lagu dilo !!! (Faallo)

Saxafigu maaha seef iyo sun shacabka lagu dilo !!! (Faallo)

Dalkasta waxaa dhisa oo horumariya waa : dadkiisa , aqoonyahankiisa ,waxgaradkiisa, hogaamiyahiisa, saxafigiisa culumaaudiinkiisa, haweenkiisa, dhalinyaradiisa, iyo dhammaan qayaha bulshada haddaaba ujeedada qormadan koobani waxay tahay waa maxay hadafka iyo ujeedada saxafiga Soomaaliyeed ee ku wajahan horumarinta ama samatabixinta umadda Soomaaliyeed?. Soo godbinta farRiintaan waxaa sabaab u ah markii aan arkay qaar ka mid ah [...]

Maxaad ka taqaanaa shaqsiyaadka Qas-wadayaasha ah ee waday Mooshinkii Dhicisoobay.?

Maxaad ka taqaanaa shaqsiyaadka Qas-wadayaasha ah ee waday Mooshinkii Dhicisoobay.?

Iyadoo todobaadyadii ugu dambeysay ay koox Xildhibaano ah wadeen mooshin ay doonayaan ay  khal khalgeliyaan horumarka ay ku talaabsatay Xukuumada Raysal Wasaare Saacid ka gaartay dhanka siyaasada, arrimaha dibadda, cadaalada iyo garsoorka, fidinta siyaasada dawladda ee gobolada dalka iyo xoojinta midnimada Soomaaliyeed, ayaa waxaa la ogaaday in shaqsiyaadka ka dambeeyo fowdadaasi. Marka la eego shaqsiyaadka [...]

Madaxmweyne: Maandeeq maalin laguma maalo!

Madaxmweyne: Maandeeq maalin laguma maalo!

MAANDEEQ Soomaalidu waxay ula baxdaa Dumarka, Xoolaha  iyo wax walba oo ay aad ujecel yihiin, agtoodana qaali ah, oo uu ugu horreeyo Geelu. Eragu wuxuu iska saaran yahay labada eray ee: “MAAN” iyo “DEEQ” oo ka dhigan wax qofka maankiisa deeqay, maadaama maanku yahay xubinta ugu muhimsan ee Aadanaha hagta. Waxyaabihii MAANDEEQ kaloo loo aqoonsaday waxaa ka mid [...]

Faallo:Kismaayoy Dhadhami Dhibta Federaalka W/Q Idiris A. Dooxa-joog

Faallo:Kismaayoy Dhadhami Dhibta Federaalka W/Q Idiris A. Dooxa-joog

Soomaaliya ee muddada rubuc qarniga ah dawlad la’aanta ahaa waxaa la soo dhex dhigay nadaam aysan la jaan-qaadi karin oo loogu yeero Federaal . Federaalka dalka Soomaaliya dastuurka loogu dhigay waxa uu noqday mid looga fakaro qabyaaladda … Waxa ay Federaalka meel marintiisu ahaatay in Soohdin qabyaaladdeed kasta oo koox odayeedyadda Soomaaliyeed kala leeyihiin laga [...]

SANNAD GUURADII 70aad EE HALGANKII XISBIGII S.Y.L. 15 May 1943

SANNAD GUURADII 70aad EE HALGANKII XISBIGII S.Y.L. 15 May 1943

Waxaa maanta ii faraxad ah in marka hore aan hambalyo iyo boogaadin ba halkaani uga dirayaa dhamaan ummadda soomaaliyeed meel kast oo ay joogaan, maanta oo ah   sannad guuradii 70aad ee ka soo wareegta xisbigii gobanima doonka ahaa ee S.Y.L 15 May 1943, taasoo ku soo begantay in maanta shacabka soomaaliyeed ay u dhaltay dawlad [...]

M. GHEDI: “Wadan hal (1) Madaxweyne ka badan ma yeelan karayaa?!!”

M. GHEDI: “Wadan hal (1) Madaxweyne ka badan ma yeelan karayaa?!!”

Waxaa jirta mah-maah aad looga isticmaalo koonfurta Soomaaliya, gaar ahaan gobolka Shabellada Dhexe, mah-maahdaas oo oraneysa “Ushii aanan lahayn Ul lagu jimeeyo amba wey dheeraataa amba wey gaabataa”, haddii aannu u soo daadego dulucda ujeedadeyda. Mareykanka oo ah wadanka adduunka ugu dhaqalaha badan, tirada shacabkiisa lagu qiyaaso 316 milyan oo ku kala nool konton (50) [...]

Haween cudurro kala duwan ka qaaday isticmaala dawooyinka dhacay oo Muqdisho ku soo badanaya (Warbixin)

Haween cudurro kala duwan ka qaaday isticmaala dawooyinka dhacay oo Muqdisho ku soo badanaya (Warbixin)

Dawooyinka kala duwan ee la isku qurxiyo ee ay isticmaalaan haweenka, ayaa waxyeelada ka soo gaarta gabdhaha Soomaaliyeed ee degan magaalada Muqdisho si aad ah isku soo tarayaan, iyadoo ku dhowaad toban haween ah oo isugu jira gabdho iyo haween da’ dhexaad ahna ay u geeriyoodeen kaddib markii ay xanuuno kala duwan ka qaadeen isticmaalka [...]

FAALKII SHIIKHUL KULLI (Felegow run sheeg – Fooxow run sheeg – Faalow run sheeg)

FAALKII SHIIKHUL KULLI  (Felegow run sheeg – Fooxow run sheeg – Faalow run sheeg)

Cali iyo cambaro ayaa labaatan jir isku guursaday waxaa jirkooda ku duxay caashaq dhiigga iyo dhuuxa ku milmay. Waxay noqdeen qoys maal adduun, mood iyo noolba Alle ku galladay, waxaa Alle dhacaankooda ka beeray oo ay isu dhaleen 10 wiil iyo 5 gabdhood oo wada hanaqaaday, Alle-na ku mannaystay xoolo iyo ubad. Waa sida dhaqanku [...]

David Cameron :Kuwi Rechard Corfield dilay Shirka ma imaan karaan !W/Q Idiris A .Dooxa-joog

David Cameron :Kuwi Rechard Corfield dilay Shirka ma imaan karaan !W/Q Idiris A .Dooxa-joog

Dunnidaan waxaa ku amar ku taagleeya Reer Galbeed , Dadku waxay u kala yihiin Raaciyaddooda iyo Caddowgoodda , Reer Galbeedku waxay raacaan taariikhda, Aragtiyo ka soo horjeedday doonitaankoodda oo xilliyo hore ahaa waxa ay u ciqaabaan dadka haatan dagan  deegaanadda dadkaas hore ee toodda diidanaa ku noolaayeen . Waxay sidoo kale abaal marin u fidiyaan [...]

Page 1 of 9123Next ›Last »

Widgetized Section

Go to Admin » appearance » Widgets » and move a widget into Advertise Widget Zone