Home » Archives by category » SPORT

Kubadda gacanta weli Eenoow ayey u baahan tahay!!

Kubadda gacanta weli Eenoow ayey u baahan tahay!!

yadoo inta badan xiriirada kala duwan ee hoos taga gudiga olombikada Soonmaaliyeed ee GOS ay ku shaqeynayeen marxalado adag oo aysan jirin hey’ado ama meelo kale oo ay ka helaan dhaqaale lagu hormarinayo ciyaarahaasi,ayaa hadana qaarkood waxay guntiga dhiisaha isaga dhigeen inaysan baaqan qabashada tartamada gudaha hadii ay noqon lahayd horyaal,koobka koobabka,tartamada Dugsiyada iyo tartamo [...]

Difaaca Reer Serbia Ivanovic oo Xalay Chelsea Gacanta ka saaray Koobka Uero Liguae ka dib markii ay ka badiyeen Benfica……………

Difaaca Reer Serbia Ivanovic oo Xalay Chelsea Gacanta ka saaray Koobka Uero Liguae ka dib markii ay ka badiyeen Benfica……………

Kooxda Chelsea oo ka mida koxaha ugu tunka weyn kooxah heerka 1 ee Ingiriiska aya Xalay hantisay Markii ugu Horeysay Koobka Euro Liguae ka dib markii ay 2-1 uga badisy Kulankii Finalka oo ka dhacay garoonka Amisterdam arena ee Dalak Holland Kooxda Benfica ee wadanka Portuqal. Ciyaartaan oo aheyd mid adag,waxa qeybtii hore Gacan sareeyay [...]

Koobkii 150aad e FA-ga oo Finalkiisa Caawa ay isku Fara saari doonaan Man city vs Wigen

Koobkii 150aad e FA-ga oo Finalkiisa Caawa ay isku Fara saari doonaan Man city vs Wigen

Koobka 150aad ee Finalka FA-ga ayaa Maanta waxa aFooda is dari doona Ciyaarat Kama dambeysta Kooxaha man city vs Wigen waxaana Ciyaartaan ay ka dhicid oonaa caawa Fiidkii xiliga afrikada bari garoonka Wambely ee london. labada naadi ayaa ku soo beegmay xili Koobkaan uu jirsaday 150 sano mudadii uu socday waxaana Kii kan ka Horeeyay [...]

Chelsea oo xafidatay Kaalinta 3 ka dib Markii 10 Matta uu dhulka dhigay Man utd…………..

Chelsea oo xafidatay Kaalinta 3 ka dib Markii 10 Matta uu  dhulka dhigay Man utd…………..

Kooxda Chelsea oo ka mida  3 naadi ee ku dagaalamayaya Kaalinta 3 iyo 4 ee Horyaalka ingiriiska 2012-2013 ayaa shalay  dhulka dhigtay Kooxda Man utd oo hanatay Horyaalka loo Hardamayo ee Ingiriksa ka dib Markii ay 1-0 uga badiyeen Ciyaara dag oo ak dhacday Garoonka Man utd. Chelsea oo kulankaan si weyn u baadi goobay inay heshi [...]

Bayer Munich oo Finalka is keentay iyo Barcelona oo cagta saartay Wadadii Guuldarada ( Champions liguae vs Bundesliga oo Mataanoobay 2013ka)….

Bayer Munich oo Finalka is keentay iyo  Barcelona oo cagta saartay Wadadii Guuldarada ( Champions liguae vs Bundesliga oo Mataanoobay 2013ka)….

Koxda looga cabsanayo inay hantaan Koobka Champions ligaue ee Bayer munich aya Xalay 0-3 ku dubatay barcelona Kulan ka Tirsan Meertada 2 ee Sami finalka Champions Liguae 2012-2013,iyadoo kulankii horena 4-0  ku garaacday. Daqiiqadii 48 waxaa daah furay Goolasha Bayer Munich 10 Robben oo shabaqa Barcelona ku Malaasay Tiiro dheer,Daqiiqadii 72 Pique oo difaaca Barcelona ah [...]

Guddiga jaaliyadda iyo kan isboortiga ee Atlanta oo casuumey Madaxweynihii hore Sheekh Shariif + Sawiro

Guddiga jaaliyadda iyo kan isboortiga ee Atlanta oo casuumey Madaxweynihii hore Sheekh Shariif + Sawiro

Xaflad aad loo soo agaasimay oo ay diyaariyeen Guddiga Somali-Americal Community Center iyo Somali Isboorti and Culture of Atlanta ayaa dhawaan waxa lagu qabtay Magaaladda Atlanta ee Cariga Mareykanka taa oo casumay Madaxweynihii hore ee Soomalia Mudane Shekh Sharif Shekh Axmed,waxaana xafladaasi ka soo qeyb galay dhamaan Jaaliyadda reer Atlanta iyadoo aan loo kala harin [...]

Bayer Munich oo Barkin ka dhigatay Barcelona iyo 25 Muler oo Meel iska saaray 10 Messi………..

Bayer Munich oo Barkin  ka dhigatay  Barcelona iyo 25 Muler oo Meel iska saaray 10 Messi………..

Kooxda Bayer Munich ayaa xalay Nabaro ay aysan ka waaqsan karin la heshay Kooxda Barcelona ee Dalka Isbeyn ka dib markii Lugtii 1 ee Sami finalka Champions Liguae 2012-2013 ay ku dhufatay 4-0 taasoo ka dhigeysa Kulanka Lugta 2 ee sami finalka mid iska Ciyaar ah maadaama Barcelona aysan Gudi karin Goolashaasi faraha badan ee [...]

Macalin la ganaaxay digniin culusna loo diray.

Macalin la ganaaxay digniin culusna loo diray.

Guddiga arrimaha dishibiliinka ee xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta ayaa ganaax sadex ciyaar ah iyo mid lacageed dul dhigay Macalinka naadiga AMB express Ismaaciil Cali maxamuud kaddib markii uu ku kacay falal anshax darro oo ka dhan ah xeerka kubada cagta dalka iyo kan caalamiga ah. Macalinka ayaa lagu ganaaxay in uu ka maqnaan doono [...]

13 Muler ( Bayer Munich ) vs 10 Messi ( Barcelona ) oo Caawa is haya…………

13 Muler ( Bayer Munich ) vs 10 Messi ( Barcelona ) oo Caawa is haya…………

Kulan ka Tirsan Lugta Hore ee sami finalka taratnka Champion sliguae 2012-2013ayaa caawa ka dhici doona garoonka naadiga baye rmunich waxaana Ciyaarataan xiisaha iyo xamaasada badan ay u dhaxeysaa Bayer Munich vs barcelona ,si Gaara kualnka waxa uu u dhaxeeya 2 xidig ee Hor Boodaya labada Naadi 13 Muler ( Bayer Munich ) vs 10 [...]

Doorashada Xiriirka Soomaaliyeed ee Shataranjiga oo la shaaciyay xilliga ay dhaceyso

Doorashada Xiriirka Soomaaliyeed ee Shataranjiga oo la shaaciyay xilliga ay dhaceyso

Guddoomiyaha Xiriirka Shataranjiga Soomaaliyeed Md. Axmed Cabdi Xasan (Wataac) ayaa shaaca ka qaaday in dhowaan ay dhaceyso doorashada xiriirkaasi, isla markaana la soo dooranayo guddoomiyahay xiriirka Shataranjiga Soomaaliya. Waxa uu sheegay in doorashada ay ka qeyb qaadanayaan Xiriirada kala duwan ee GOS, madaxda sboortiga, guddiyada kala duwan ee xiriirka Shataranjiga Soomaaliya, wuxuuna Guddoomiye Wataac sheegay [...]

Page 1 of 16123Next ›Last »

Widgetized Section

Go to Admin » appearance » Widgets » and move a widget into Advertise Widget Zone