Golaha Sare ee Culumada Ahlu Sunna oo taageeray howlgalada lagu baarayo guryaha ku yaala xaafadaha Muqdisho
Golaha sare ee Culumaa’udiinka Ahlu Sunna Waljameeca ayaa bayaan ay soo saareen waxay si buuxda ugu taageereen howlgalada ay iska kaashanayaan ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM. Bayaanka ka soo baxay Culumada Ahlu Sunna Waljameeca ayaa lagu sheegay in howlgaladaasi ay yihiin kuwo wax weyn ka qaban kara xasiloonida iyo nabadgelyada [...]
Madaxda Dalalka IGAD oo maanta shir uga furmaya Magaalada Addis Ababa ee Dalka Itoobiya
Wararka ka imaanaya dalka Itoobiya ayaa sheegaya in Madaxweynayaasha dalalka Bariga Afrika ee ku bahoobay ururka IGAD maanta ku kulansan yihiin Magaalada Adis Ababba e dalka Itoobiya, waxayna kulankooda uga wadahadli doonaan Mushkilada ka aloosan gobollada Jubbooyinka. Madaxweynayaasha dalalka Bariga Afrika ayaa dhageysan doona warbixin ay soo saareen guddi farsamo oo ay IGAD horraantii bishan [...]
Canadian sisters on front lines of rebuilding Somalia
Thursday, May 23, 2013 By: Michelle Shephard, Toronto Star Ottawa-raised sisters Ilwad Elman, 23, and Iman Elman, 21, pose inside the Elman Peace Centre, a rape crisis shelter in Mogadishu. Ilwad works at the centre, while Iman is a commander in the Somali military. MICHELLE SHEPHARD / TORONTO STAR Two sisters from Ottawa are [...]
Dadweyne Banaanbax ku taageeray sida Xukuumadda uga badbaaday Mooshinkii Xildhibaanada.
Banaan-baxa balaaran oo lagu taageerayay Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ee ka noqday mooshinkii ay ka keeneen Xukuumadda uu hogaamiyo R/wasaare Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa maanta waxa uu ka dhacay magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya. Maamulka Gobalka Banaadir ayaa soo abaabulaan isu soo baxaan, waxaana kasoo qeybgalay Guddoomiyeyaasha Degmooyinka Gobalka iyo qaar kamid ah masuuliyiinta [...]
50-guuradii kasoo Wareegtay Aasaasikii Midowga Afrika oo maanta ka dhaceysa Muqdisho
Xarunta Midowga Afrika ee magaalada Muqdisho waxaa saakay ka socota qabanqaabo iyo diyaar garow loogu jiro munaasabadda 50-guuradii ka soo wareegatay asaaska Midowga Afrika. Garoonka Diyaaradaha caalamiga ah ee magaalada Muqdisho waxaa ku soo qulqulayay 48-dii saac ee la soo dhaafay wufuud ka socota ururka Midowga Afrika, kuwaasi oo ka qeyb galaya munaasabadda lagu maamuusayo [...]
Kulan saddex geesood ah oo maanta ka dhacay xarunta Wasaaradda Howlaha guud ee magaalada Muqdisho + Sawirro
Kulan saddex geesood ah oo ay ka qeyb galeen Wasiirka Wasaaradda Howlaha guud Gaadiidka Badda, Dekedaha iyo Tamarta Md. Muxudiin Maxamed Kaalmooy, Duqa magaalada Muqdisho Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan) iyo K/Xigeenadiisa iyo waliba xubno ka socday Hay’adda Un Habitat oo uu hoggaaminayay Mr. Antonio Yachan ayaa looga hadlay daraasad la xiriirta dadka ku dhaqan magaalada [...]
Ra’iisul Wasaaraha oo kulan la yeeshay safiirka Soomaaliya u qaabilsan Midowga Africa
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa saaka xafiiskiisa ku qaabilay wafti uu hogaaminayo wakiilka midowga Africa ee Soomaaliya Amb. Maxamed Saalax Anaadif iyo xubno ka tirsan saraakiisha sar sare ee Amisom. Kulanka Ra’iisul Wasaaruhu la yeeshay wakiilka ayaa waxaa diirada lagu saarayey arrimaha amniga iyo horumarada ay ka sameeyeen ciidanka [...]
Taliska Ilaalada Waddooyinka oo Muqdisho ka bilaabay howlgallo nooc cusub ah
Taliska ilaalada waddooyinka ayaa magaalada Muqdisho ka bilaabay howlgallo nooc cusub ah oo aan horay loogu arag waddooyinka waaweyn ee magaalooyinka gobolada dalka oo dhan. jan. Cali Xersi Barre Taliyaha ciidamada Ilaalada Waddooyinka oo howlgalkaan hoggaaminaya ayaa ku soo xareeyay gawaari fara badan oo nooca yaryar ee raaxada ah, kuwaasi oo Taliska uu sheegay [...]
QADIYADA GOONI-ISU-TAAGA SOMALILAND IYO CAQABADAHA DHABTA AH EE HORYAALLA (Qeybtii: 1-aad)
Soomaaliya Soomaali Baa Leh Midkii Kala Saar Lahoow Midkii Kala Sooc wadoow Midkii Si Xun U Fekeroow Sareeda Hadeey Ku Waarto Hadii Silac Iyo Dhib Gaaro Samaanteed Iyo Xumaanteed Soomaliya Soomaali Baa leh HORDHAC/GOGOL-DHIG Allaah ayaa mahad oo idil iska leh, nabadgalyo iyo naxariisina Nabigeena Muxammad ah korkiisa Allaha yeelo. Aqristaha sharafta badanoow, bal aan ku [...]
Isku aadka tartanka CECAFA Kagame Club Cup oo lasoo saaray
Ururka kubada cagta bariga iyo bartamaha Afrika ee CECAFA ayaa soo saaray isku aadka tartanka cecafa Kagame Club cup oo 18-ka bisha June ee inasoo aadan ka furmi doona gobalda rabshaduhu halakeeyeen ee Darfur iyo koofurta Gordofan ee dalka Sudan. Kulan maanta ka dhacay magaalada Khartoum ayaa lagusoo bandhigau isku aadka waxaana cayaarta ugu horeysa [...]