Allshabelle.com

Madaxweynaha Soomaaliya oo maanta furay xarun Agoon Dowladda Turkiga ka hirgeliyay Degmada Wadajir =Sawirro=
Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynaha  Soomaliya ayaa si rasmi ah uga qeybgalay furitaanka Xarun lagu xanaaneeyo Agoon oo ay dowladda Turkiga ka hirgelisay Degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho.

Furitaanka Xaruntaan waxaa kaloo ka qeybgalay mas’uliyiin ka kala socotay kan Degmada Wadajir, Kan Gobolka Banaadir iyo madax kale, Xaruntaan waxbarashada ee doowlada Turkiga maanta ka hirgalisay degmada Wada jir ayaa ah mid loogu talagay in lagu xanaaneeyo Agoon gaaraysa ilaa  300-Agoon ah, iyadoo ay iska kaa shadeen hirgelinta Xaruntaas Hay’adaha  IHH iyo Zazam.

Madaxweynaha Jamhuuriyada ayaa oo halkaasi ka hadlay ayaa ku dheeraaday ka hadalka arrimaha Jubbooyinka, Soomaaliland iyo habka dalka looga hirgalinayo nidaamka Federaalka, wuxuuna  u mahadceliyay dowlada Turkiga oo  uu sheegay in doowladu muhimad gooni ah siin doonto arrimha waxbarashada Hay’adaha dowlada ayuuna amar ku siiyay inay la shaqeeyaan walaalahooda  Turkiga.

Madaxweynaha  ka hadalay arrimha Jubbooyinka isagoo  sheegay inay dheceen arrimo muddo dowladu  ka digeeysay ayna cadaatay inaan loo dhameyn shirarka Jubbooyinka iyo waxyaabaha ka soo baxay.

Madaxweyne Xasan Sheekh waxa uu sheegay in dadka ku nool gobolada Jubbooyinka inay yihiin dad nabadeed sidaasi darteedna aan loo baahneyn in aan colaad la galiyo,  isaga oo sheegay in wali ay jirto fursad xal looga gaari karo arrimha cakiran ee Jubbooyinka .

Dhinaca kale Madaxweynaha ayaa ka hadlay arrimaha gobolada waqooyi ee Soomaaliland, wuxuuna sheegay  in la gaaray xiliga la xajin lahaa midnimda ummadda  ayna tahay in meel la iska dhigao waxyaabihii la soo  dhaafay lagana fikiro mustaqbalka, wuxuuna sidoo kale ka hadlay  arimha fedelaalka isaga oo mar kale ku celiyay in doolwladu ay ogoshahay in dalka Federal laga dhigo.

William Ruto: “Waxaan u baahanahay in Soomaaliya si buuxda loo nabadeeyo sabababtoo ah amaan darida Soomaaliya
Madaxweyne ku xigeenka wadanka Kenya William Ruto oo socdaal ku  maraya qaar ka mid ah wadamada Africa ayaa waxaa uu ka dalbaday ururka  midawga Africa inay kordhiyaan tirada ciidamada AMISOM ee Soomaaliya  hawlgalada ka wada.

William  Ruto waxaa uu sheegay in Soomaaliya ay hadda u baahantahay taageero ka  kooban dhinacyada amaanka iyo siyaasadda waxaana uu sheegay iyadoo ay  jirto halis sii kordhaysa oo ay Al-Shabab ku hayaan Soomaaliya iyo Kenya  ay keenayso baahi ah in la kordhiyo tirada ciidamada AMISOM si ay  meesha halistaas looga baxo.

In Soomaaliya la nabadeeyo ayuu  M/weyne ku xigeenku sheegay inay dawladiisu ahmiyad u leedahay isla  markaanaay keenayso in qaxootiga faraha badan ee Soomaalida ah ee Kenya  ku nool dib dalkooda loogu soo celiyo.

“Waxaan u baahanahay in  Soomaaliya si buuxda loo nabadeeyo sabababtoo ah amaan darida Soomaaliya  Kenya dhibaato ayay ku tahay’ ayuu yiri William Ruto M/weyne ku  xigeenka Kenya.

Kenya oo ciiidamadeeda qeyb ka yihiin howlgalka AMISOM dhawr jeer ayay dalbatay in la kordhiyo tirada ciidamada AMISOM.

Golaha Sare Culumaa’udiinka Ahlusuna Wal-jameeca oo ku baaqay in Fadliga bisha Ramadaan dadka masaakiinta loo gargaaro
Golaha Sare Culumaa’udiinka Ahlusuna Wal-jameeca ayaa bayaan ay soo saareen ugu baaqay shacabka Muslimiinta in bisha barakeysan ee Ramadaan fadligeeda ay isu gurmadaan, waxaana ay ugu baaqeen shacabka inay ka faa’ideystaan kheyrka bisha ay leedahay.

Bayaanka Culimada ayaa lagu sheegay in bisha Ramadaan ay tahay bil Raxmad leh, isla markaana bisha la soo dejiyay quraanka, waxaana ay xuseen in laga faa’ideysto maalmaha bishan.

Culimada ayaa sheegay in waajibaadka qofka Soomaan uu ka xariman yahay raashinka, biyaha iyo wax alle wixii xaaraan ah, waxaana ay tibaaxeen in loo baahan yahay in la dhowro waajibaadka bisha Ramadaan.

Sidoo kale waxaa Culimada ay sheegeen in bishan ay ku jirto habeen ka qeyr badan kun habeen oo ah leylatul Qadriga, taasoo Culimada ay tilmaameen in habeenkaas loo kaco sidii Alle bariga iyo ducaada loo badin lahaa.

Waxaa ay Culimada ay intaa ku dareen in bishan ay aheyd bil sadaqada la baxsado ay ugu qeyr badan tahay, isla markaana shacabka aan heysan afurka la afuriyo, si Ajir looga raasado.

Ugu dambeyn Culimada ayaa ugu baaqay shacabka Soomaaliyed inay is cafiyaan, isla markaana ay badiyaan Alle bariga, si dhibaatada 20-ka sano sii jirtay uu Alle ka dulqaado, isla markaana uu Alle u soo dedejiyo dowlad ka samata bixisa dhibaatada gaamurtay.

Faallo:Kismaayoy Dhadhami Dhibta Federaalka W/Q Idiris A. Dooxa-joog
Soomaaliya ee muddada rubuc qarniga ah dawlad la’aanta ahaa waxaa la soo dhex dhigay nadaam aysan la jaan-qaadi karin oo loogu yeero Federaal .

Federaalka dalka Soomaaliya dastuurka loogu dhigay waxa uu noqday mid looga fakaro qabyaaladda … Waxa ay Federaalka meel marintiisu ahaatay in Soohdin qabyaaladdeed kasta oo koox odayeedyadda Soomaaliyeed kala leeyihiin laga dhigo Maamul Goboleed .

Deegaanadda Jubbooyinka ee loogu soo hal qabto Magaalo dakaddeedka Kismaayo waxay ku jireen (Jubbooyinku) Muddadi Burburka xaalad aan daganayn , Waxaa isku haystay oo kala qabsan jiray Qabqablayaal dagaal , sababta oo ah Jubbooyinku waa deegaano Soomaali oo dhami dagan tahay , Taas (Dhibki) waxaa meesha ka saaray Kooxda Al shabaab oo iyagu nabad iyo kala dambayn ka sameeyey Kismaayo iyo Guud ahaan Jubbooyinka .

Ka gadaal marki laga qabsaday Als habaab waxaa soo noqday dhibaataddi, waa tan ay maanta ka taagan tahay Kismaayo oo ay yeelatay Sadexda Madaxwyane , Tanu waxay tilmaamaysaa in Federaalku dhibaato wayn u yahay dalka Soomaaliya .

Axmed Madoobe , Barre Hiiraale ,Cumar Buraale , Sadexduba waa Madaxwaynaal , Sharciyadda Federaalka qabyaaladdaysan ayaa siinaysa in ay sadexduba yihiin Kuwo xaq uu yahay Madaxwaynenimaddoodu .

Maxaa ku xigaaya Madaxwaynayaasha sadexda ah iyo kuwa kale ee laga yaabo in ay Soo kordhaa ? Wayddiin-celintu waxay noqonaysaa Madaxwayne Kasti waxa uu dagaal la galayaa kan kale ee isku daya in uu ku soo xad gudbo soohdin qabyaaladdeedkiisa (Goofkiisa) Kolkaas waxaa qarxaaya dagaal qaraar oo Jubbooyinka oo dhan saameeye .. Dhimashadda iyo Dhaawucuna waxay noqonaysaa mid tiro beesha .

Qofka Qabyaaladdu garashadda ka cufaysay waxa uu la soo boodayaa Madaxwayne Hebel ayaa sharci ah ¨, Kan kalena waa mid qaldan , Taasu waa mid aan Maanku yeeli karin , Dhamaan waa wadda sharci kolka xeerka qabyaaladda loo eego .

Federaalka qabyaaladdaysani waxa uu Soomaalidda gayaysiinayaa meel aad u qatar badan oo aysan ka soo kabsan karin .. lagana yaabo in dalnimadda Soomaaliya ay meesha ka baxdo.

W/Q Idiris A .Dooxa-joog

E-Mail: Dooxajoog5@gmail.com

Facebook: Halkaan Riix

Two claim to be Jubaland’s ‘president’
Adan Barre Hiiraale (left) and Sheikh Ahmed Mohamed Islam (Ahmed Madobe)

MOGADISHU (AFP) — A warlord in southern Somalia’s Jubaland has declared himself “president” of the region, clan leaders said Thursday, shortly after the election of another militia commander to the post.

With tensions already high, the move raised the risk of clashes between rival factions in the southern port city of Kismayo, a former stronghold of the Al-Qaeda-linked Shebab, where Kenyan troops in an African Union force are now based.

The city was quiet Thursday, but residents have reported clan militia reinforcing their positions across Kismayo.

On Wednesday, former Islamist warlord Ahmed Madobe was elected Jubaland’s “president” by a conference of some 500 elders and local leaders.

Neither the title nor the region itself is recognised by the weak central government in Mogadishu.

His supporters — including the powerful Ras Kamboni militia — fired heavy machine guns into the sky to celebrate his appointment, residents said.

“They were firing guns late into the night…the situation is calm now but the city is tense, there are fears of clashes between militia,” Kismayo resident Hassan Mohamud told AFP.

Madobe is a key ally of Kenya, and his appointment risks opening a rift between Nairobi and Mogadishu.

But shortly afterwards, former Somali defence minister and warlord Barre Hirale, who comes from a rival clan, declared himself also president after a separate conference.

“I was nominated president of Jubaland by the elders…I call on the people to support my presidency to assist me in bringing peace,” Hirale told reporters.

“The conference where I was nominated was organised and belonged to the people… while the other conference was organised and pushed by Kenya,” he added, calling on people “to lay down their arms and help rebuild the region.”

Hirale, a veteran militia commander from the Marehan clan, has in recent years been backed by Ethiopia to battle Shebab insurgents.

Both elections are understood to be opposed by the central government in the capital Mogadishu, which is keen to stamp its authority on the lawless and war-ravaged nation, not to see further regional splits.

There was no immediate reaction to developments from Mogadishu.

“If fighting breaks out in Kismayo, it will be the Somali government that will take responsibility for the bloodshed, because they are creating instability between brotherly clans,” Madobe told reporters.

Residents in Kismayo said they now had two leaders.

“Today we have two presidents, and one of them is aided by Kenya’s army…the city is quiet but people are not moving in the streets as they are worried,” Kismayo resident Ahmed Ali said Thursday.

“Clan militia supporting either side are reinforcing their positions across the town,” he told AFP by telephone.

Jubaland lies in the far south of Somalia and borders both Kenya and Ethiopia, and control is split between multiple forces including clan militia, the Shebab, Kenyan and Ethiopian soldiers.

Jubaland joins other semi-autonomous regions of the fractured Horn of Africa nation, including Puntland in the northeast — which wants autonomy within a federation of states — and Somaliland in the northwest, which fiercely defends its self-declared independence.

Invading Kenyan troops — now part of the AU force mandated to support the government in Mogadishu — captured Kismayo alongside Madobe’s troops in October 2012.

Madobe, from Somalia’s Ogadeni clan, was once governor of Kismayo and a key member of the Islamic Courts Union — whose armed wing was the Shebab — that was toppled by Ethiopia’s 2006 US-backed invasion of Somalia.

During the invasion he was wounded in a bombing raid in southern Somalia, and was captured and taken to Ethiopia, spending at least two years in jail.

After his release, in late 2011 he switched allegiance to battle his former Islamist comrades by fighting alongside Kenyan troops.

Source: AFP

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya: “Dawladda Soomaaliya waxay aad uga xun tahay sida loo jaah-wareershay masiirka hogaan ee shacabka Jubooyinka”
Iyadoo Ia llaalinayo dastuurka dalka ee qeexaya qaab-dhismeedka dawlad-goboleedyada dalka ee nidaamka federaaliga ah. Lana dhawrayo geedi socodka dawladaynta ee uu qeexayo Dastuurka Fedaraalaynta Qodobkiisa 49 aad.

Ayadoo lagu guda jiro dhamaystirka go’aankii dawladdaha urur goboleedka IGAD ee shirkii Addis Ababa Maajo 3, ee lagu go’aansaday in guddi dhiirigalin oo ka socda wadamada IGAD loo diro magaalada Kismaayo.

Ayadoo la tixgalinayo rabitaanka rasmiga ah ee shacbiga Soomaaliyeed, gaar ahaan kuwa gobolada Gedo, Jubbada Hoose iyo Jubbada Dhexe. Isla markaana laga taxadarayo xasiloonida iyo dib-u-xoreynta deegaanadada weli gacanta ugu jira kooxaha nabad-diidka ah.

Dawladda Faderaalka ah ee Soomaaliya waxay aad uga xuntahay sida loo jaah-wareershay masiirka hogaan ee shacabka Jubooyinka iyo in Kismaayo looga dhawaaqo labo madaxweyne 15 Maajo 2013. Sidaas daraadeed dawladdu waxay caddeynaysaa inaysan suurto gal u ahayn inay labo madaxweyne u aqoonsato maamulka Jubbaland.

Dawladdu waxay mar kale caddeynaysaa inay soo dhawaynayso dhismaha maamul goboleedyada ku yimaada qaabka sharciga waafaqsan kuna dhisan rabitaanka iyo midnimada shacabka deegaanka.

Dawladda Federaalka ah ee Soomaaliya waxay xoojinaysaa hawsha Guddiga Labada Golle ee loo xilsaray wada-xaajoodka iyo dib-u heshiisiinta gobolada Jubbooyinka. Waxayna maamulada degmooyinka, hogaamiyeyaasha dhaqanka iyo wax-garadka deegaanka ugu baaqaysaa inay si buuxda la shaqeeyaan gudigaas dawliga ah.

Dawladda Federaalka ah ee Soomaaliya waxay ku baaqaysaa in la illaaliyo xasiloonida, lagana dheeraado wax kasta oo caqabad ku noqon kara amniga iyo dib-u xoreynta dalka, iyo in loo hogaansamo sharciga dalka.

DHAMAAD

Ahmed Adan

Prime Minister’s Media Office

Mogadishu, Somalia

Email: media@opm.gov.so

Phone: +252 616 44 0028

Maamulka degmada madiino oo bilabay burburinta Dhismayaal sharcidaro ah
Masuuliyiinta degmada wadajir ee  magalada muqdisho, ayaa ku dhaqaaqay hawl balaaran oo lagu burburinaayo  dhismayaasha sharci daradda ah ee ay dadka ka dhisteen goobaha danta guud ee ka  dhaxeysa umadda.

Hawlahaan burburinta ah  ayaa haatan waxay ka soconeysaa wadada isku xirto dagmada Wadajir iyo degaanka  Jasiira ee degmadasi oo dhirirkoodu dhan yahay Dhawr KM.

Wadadaan ayey dadku si  sharci daro ah uga dhisteen goob Ganacsi iyo Guryo kuwaasi oo wadadda u soo  galay gudaha,isla markaasna ciriiri galay isku socodka dadka iyo  gaadiidka.

Gudoomiyaha dagmada   Axmed  Xasan Cadoow ayaa sheegay in hawlahaan ay socodoonaan  ilaa laga soo afjarayo burburinta goobaha sharcidaraada ah.

Gudoomiye   Daaci  wuxuu sheegay in ay furayan wadooyinkii  sharciga ahaa ee la xiray,waxana uu intaasi ku daray in dad ku soo barakacay iyo  dad kalaba ay dhisteen wadooyinka.

Gudoomiyaha ayaa xusay in  mudo bil iyo bar ah ay la hadlayeen dadka sida sharci darada ah ku degan  wadooyinkaasi  ayna isku af garteen in la baneeyo wadooyinkaasi  sharciga ah.

Md Axmed Daaci ayaa  carabka ku adkeeyay in furitaanka wadooyinkaasi ay dan u yihiin dhamaan dadka  degan degmada iyo degmooyinka ku hareereeysan ee gobolka banaadir.

Indhawalaba waxaa  Degmoyinka Gobolka banaadir ka soconayay qorshayaal lagu burburinayo  dhismayaasha sida sharci darada ah ee laga dhistay wadooyinka magaalada Muqdisho  kuwaasi oo haatan inta badan lagu guuleystay in la burburiyo.

South Korea oo Safiir u soo magacaawday Soomaaliya
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xassan Sh. Maxamud ayaa maanta Villa Soomaaliya ku soo dhaweeyay Safiirka cusub ay dowladda South Korea u soo magaacwday Soomaaliya Mudane Kim Chan-Woo si  uu ugudbiyo warqadaha aqoonsinga ee Safiirnimo.

Waxaa kulanka ku wehliyay Madaxweynaha Wasiir ku Xigeenka Arimaha Dibadda Mudane Jamal Barrow

Safiirka Cusub oo si wanaagsan loogu soo dhaweeyay Madaxtooyadda ayaa kulan gaaban la qaatay Madaxweynaha. Waxaana war bixin laga siiyay Lixda Tiir Siyaasadeed ee dowladda Soomaaliya iyo in laga sugayo dowladda South Korea in ay ka qeyb qaadato dib-u dhiska dalka.” Amniga ayaa noogu muhiimsan horumar badana waan ka gaarnay dhanka amniga. Waxaan u baahanahay in aan sii wadno horumarinta amniga. Dal kaligii kasoo baxay bur-bur ma jiro ayada oon beesha caalamka saacidin.”  Sidaa waxaa yiri madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheikh Maxamuud.

“Dowladda Soomaaliya mar walba diyaar ayey idiin tahay. Waxaa naga go’an in aan xiriirkeena ku aadan South Korea aan wanaajino.”

Madaxweynaha ayaa wuxuu ku soo gaba-gabeeyay “ Faqriga ayaa wuxuu aas aas u yahay xag-jirnimadda wax badan waan qabanay, laakin weli Soomaaliya waxey u baahan tahay kaalmo xagga dibadda ah.” Madaxweynaha ayaa wuxuu ku celiyay in Lixda Tiir ay muhiim yihiin madaama amniga,cadaaladda, dhaqaalaha shacabka, iyo horumarka dalka uu xooga saarayo.

Communication Office

Office of the Somali President

Mogadishu, Somalia

Difaaca Reer Serbia Ivanovic oo Xalay Chelsea Gacanta ka saaray Koobka Uero Liguae ka dib markii ay ka badiyeen Benfica……………
Kooxda Chelsea oo ka mida koxaha ugu tunka weyn  kooxah heerka 1 ee Ingiriiska aya Xalay hantisay Markii ugu Horeysay Koobka Euro  Liguae ka dib markii ay 2-1 uga badisy Kulankii Finalka oo ka dhacay garoonka  Amisterdam arena ee Dalak Holland Kooxda Benfica ee wadanka  Portuqal.

Ciyaartaan oo aheyd mid adag,waxa qeybtii hore Gacan sareeyay  Kooxda benfica oo fursado dhowr ah iska lumisay waxaana lagu kala nastay qeybtii  Hore 0-0.

Qeybtii labaad markii la isagu soo noqday Kooxda chelsea waxa ay  bilowday inay sameyso isku xir kubadeed ,iyadoo qaaday dhowr weerar oo qatar  galiyay Benfica,Waxaana daqiiqadii59  gool qurux badan oo lala dhaafay difaaca  iyo Goolhayaha benfica u dhaliyay Chelsea Weeraryahankooda reer isbeyn Toress  hase ahaatee daqiiqado ka dib waxaa goolkaasi ka jawaabay Weeraryahanka Paraguay  Oscar Cardozo oo rigoore uu helay qalinka ku duugay Daqiiqadii  68aad.

Lamabrad ayaa Birta benfica Garaacay taasoo ka nixisay Taageerayaasha  Benfica,waxaana daqiiqadii ugu dambeysay waqtigii dheeriga ee lagu daray Goolka  Guusha Chelsea u suurta galiyay Daqiiqadii 93  Difaacooda reer Serbia Branislav  Ivanovic kaasoo waran madaxa ah la galiyay KUbada Goolka Benfica iyadoo  goolhayuhu aanu haweysan waxaana Ciyaartii ay ku dhamaatay Chelsea oo 2-1 uga  badisay Benfica sidaana ku hantisay Markii ugu Horeysay Koobka Europa  League.

‘in badan baan tagaeere u ahaa Kooxda Chelsea waana ku  faraxsanahay inay is raaciso 2 sano ee ugu dambeeyay 2 koob ee Yurub laga  tixgaliyo oo ah Champions liguae vs Euro Liguae 2011-2012 vs 2012-1013,sidoo  kale waxaana ku faraxsanahay inay u soo gudbaan xili ciyaareedka soo socda  Koobka Champions liguae 2013-2014,iyo Imaanshaha macalinka Caanka ah ee Mourinho  oo laguw ado inuu Naadiga Yimaado xili ciyaareedka soo socda’sidaa waxaa yiri  axmed Cali cabdulle oo mudo fara badan Tagaeere ua ahaa Kooxda Chelsea ,waxaana  uu Intaasi ku daray in Ciyaartoyda Chelsea ay yihiin kuwa wadashaqeyntooda  kubadeed wanaagsan atahy ayna siw eyn isagu xiran yihiin.

Mar uu ka hadalayay  Imaanshaha Chelsea Xili ciyaareedka soo socda ee tababare Mourinho waxa uus  ehegay inuusan Macalinkaan aanu ku cusbeyn Kooxda oo uu hore u soo leyliyay  aqoon fara badana u leeyahay uuna gaarsiin doono heer ka sareeya midka haatan  hadii uu yimaado Kooxda Chelsea.

Ugu dambeyntii axmed Cali cabdulle waxa uu  hambalyo u diray taageerayaasha Chelsea meel kasta oo ay joogaan Guushii  taariikhiga aheyd ee kooxda Chelsea xalay ka gaartay Koobka Euro Liguae  2012-2013.

Waxaa Diyaariyay.

Axmed maxamed  Cabdulle’Uurdoox’

Uurdoox2011@hotmail.com

Munaasabad lagu xusayay 15-May oo maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho (Sawirro)
Munaasabad lagu xusayay 70-guuradii ka soo  wareegatay aas aaska dhalinyaradii halgamayaasha SYL ayaa maanta lagu qabtay  magaalada Muqdisho, kaasoo ay ka qeyb galeen Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka  Gobolka Banaadir, Ururada Dhalinyarada degmooyinka, iyo qeybaha kala duwan ee  bulshada sida Haweenka.

Munaasabadan oo ay soo qaban qaabisay Hey’adda CCD  ayaa  ka dhacday xarunta degmada Shibis, waxaana ka qeyb galay Kusimaha  Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Iimaan Nuur Iikar, Gudoomiyaha Hey’adda Wada  hadalka bulshada ee CCD Ciise Axmed Cumar, Afhayeenka Maamulka Gobolka Banaadir  iyo Mas’uuliyiin kale.

Gudoomiyaha degmada Shibis Daa’uud Cabdulle Maxamed oo  ugu horeyn ka hadlay munaasabada ayaa sheegay in maanta ay tahay maalin taariikh  ah, oo astaan u ah xoriyada dalka, isagoo ugu baaqay dhalinyarada inay noqdaan  kuwo tayo leh, una kacaan horumarinta bulshada, kana qeyb qaataan adkeynta  nabadgalyada.

Kusimaha Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Gudoomiye kuxigeenka  dhinaca Maaliyada Iimaan Nuur Iikar ayaa sheegay in fikirka SYL ay keeneen uu  ahaa mid dalka xor ku noqday, balse haatan 70-sano kadib la joogo meel aanay  fileyn.

“Dhalinyaradii SYL waxay keeneen fikir meel walba aduunka lagu  gaarsiiyay in dalka uu xor noqdo, 70-sanokadib intee joognaa, hadii maanta ay  ogaan lahaayeen dhalinyaradii 13-ka ee SYL maanta dalkan halka uu marayo waa ay  ooyi lahaayeen, marxaladan nabada la isku diidan yahay”ayuu yiri Iimaan Nuur  Iikar.

Iimaan Nuur Iikar ayaa ugu baaqay in loo baahan yahay in wadajir ay  umada sameeyaan, si dalka u dego, waxaana uu tibaaxay in dalka ay dib ugu soo  laabanayaan qurba-joogta, ayna muhiim tahay in dhalinyarada ay doorka ugu badan  ka qaataan nabadgelyada.

Sidoo kale Afhayeenka Maamulka Gobolka Banaadir  Maxamed Yuusuf oo munaasabada ka jeediyay khudbad xambaarsaneyd fariinta  dhalinyarada ee maanta ayaa waxaa uu cadeeyay in dhalinyaradii SYL ee 13-ka  dhalinyaro ahaa ay aqoon badan yihiin dhalinyarada maanta, isla markaana  xilligan uu ka casrisan yahay xilligii hore.

“Magacii dhalinyarada maanta waa  la xumeeyay, dhalinyarada maanta waxay heystaan fursad aad muhiim ah,  dhalinyarada maanta waxay heystaan macluumaad badan, hadii ay ahaan lahaayeen  aaladaha dadka ku wada xiriiraan sida Facebook, Twitter iyo adeegyada bulshada  muhiimka ah, sidaas darteed waxaa nagala rabaa inaan abaabul sameyno oo aan  noqono madaxdii berri”ayuu yiri Maxamed Yuusuf oo u mahadceliyay hey’adda CCD oo  ku tilmaamay hey’ad u taagan wada hadalsiinta bulshada iyo wacyi  gelinteeda.

Maxamed Yuusuf ayaa sidoo kale sheegay hogaanka dalka ay  leeyihiin dhalinyarada, isla markaana mar ay booqdeen Jaamacadaha ku yaal  Muqdisho ay ku soo arkeen dhalinyaro badan oo wax ka baranaya, taasna ay tusaale  u tahay in dhalinyarada ay yihiin madaxda Mustaqbalka.

Intii Munaasabada  socotay ayaa waxaa lagu soo bandhigay Suugaano, ciyaaro Fankaloorka iyo kuwa  kale oo ay caanka ku yihiin degmada Shibis, waxaana munaasabada qurxinayay  haween iyo dhalinyaro soo xirtay dharka Calanka, iyagoo muujinayay sida  maalintan oo kale ay qiimo ugu leedahay dhalinyarada Soomaaliyed.

Ugu dambeyn  waxaa munaasabada ka hadlay qaar ka mid ah Gudoomiyeyaasha dhalinyarada  degmooyinka Gobolka Banaadir, kuwaasoo sheegay in maanta loo baahan yahay in  dhalinyarada la xoojiyo, lagana wacyi geliyo fikirdaha qaldan ee lagu shubay, si  ay dalka ugu horseedaan nabadgelyo ay bulshada Soomaaliyed ugu  naaloodaan.